Macluumaadka la soo xiriiridda Nagala soo xiriirWaxqabadka talosiinta ee ururka Pääkaupunkiseudun omaishoitajat ry, waxaa uu bixiyaa hagis iyo talosiin lacag la’aan ah, taasoo loogu talaggalay dadka ehelkooda daryeelaaya ee luqadaha ajnabiga ah ku hadla, haddii loo baahdana waxaa loo qabanayaa turjubaan. Luqddaada hooyo ayaad ku soo qori kartaa farriinta ad annaga noo soo dirayso. Tuulikki Hakala Horumariyaha mas’uulka ka ah shaqada dadka waddanka u soo guuray Tuulikki.hakala(at)polli.fi 046 922 3590 Farzaneh Hatami Landi Horumariyaha shaqada dadka waddanka u soo guuray Farzanehhatamilandi(at)polli.fi 046 920 3675 Ururka ehel daryeelayaasha ee caasimadda iyo agagaarkeedaUrurka Pääkaupunkiseudun omaishoitajat ry, waa urur ka shaqeeya caawimaadda ehel daryeelaha, kaasoo ka dhisan magaalooyinka Helsinki iyo Vantaa Telefoon 050 551 4335 isniin-khamiis, saacadda 9–15 Cinwaanka: Ratamestarinkatu 7 b, 00520 Helsinki http://www.polli.fi Dib u noqo